ha ku daalin jeedaal | kuluc haku daalin jeedaal lyrics | maxamed axmed kuluc haku daalin jeedaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 апр 2025
  • HEESTA: Haku Daalin Deedaal
    ERAYADA: Cabdi Qays
    LUUQDA: Maxamed Axmed Kuluc
    LYRICS : Dhugmaal Lyrics
    QORAALKA HEESTA (LYRICS )
    ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
    Waxaad Jeceshahay Lama helo
    Naftaydaay
    Wax Ku Jecelna Diidaye
    Ma Ogtahay Janada Udug
    Nimaan Jirab U Soo marin
    Sahal Lama Dhex Joojee
    Haddaad Jamato Geed Adag
    Oonad Hayn Wax Kuu Jara
    Jabin Mayso Gacantuyee
    Ha Ku Daalin Jeedaal
    Indho Sooma Jiidaan
    Qalbi Kaa Janjeedhaa
    Lugtaa Jeeni Dhaaftaa
    Naftaydaay
    Weey Jabtaaye Ma Ogtahay
    Webi Soo Jirfaday Iyo
    Badda Jaw Leh Ma Ogtahay
    Caga Lama Dhex Joojee
    Haddaad Jamato Cadawgaa
    Iyo Ruux Ku Jiidh Neceb
    Hadhka Kuuma Jiidee
    Ha Ku Daalin Jeedaal
    Indho Sooma Jiidaan
    Qalbi Kaa Janjeedhaa
    Waxaad Cayn Ku Jiid Tidhii
    Naftaydaay
    Awrka Samada Joogee
    Ma Ogtahay Janada Udug
    Nimaan Jirab U Soo marin
    Sahal Lama Dhex Joojee
    Nabi Khadar Jidkuu Maray
    Adoon Jaasir U Lahayn
    Ayaad Jiidh Is Leedee
    Biyo Nolosha Jira Iyoo
    Ceel Kuu Dul Joogsaday
    Mala Jabaqsan Mayside
    Ha Ku Daalin Jeedaal
    Indho Sooma Jiidaan
    Qalbi Kaa Janjeedhaa
    #dhugmaal_lyrics #kuluc
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 36

  • @AhmedxidigG36
    @AhmedxidigG36 Год назад +8

    Alleha unaxariisto❤m.Ahmed.kuluc
    ❤❤❤❤❤❤
    Waa.hees Aad umudan
    Xaqiiqdoi🎉🎉

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh Год назад +4

    Amazing tone just Even more Amazing❤ Naxariistii Jano Allaha ku siiyo 🤲🤲

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 2 года назад +4

    Yaaa salaam kuluc Aun rabi yasir
    Qalbi kaa jandheedha allahow qabiyada wax jecel kuwo maxay dhib arkeen 🥺
    Dhugmaal lyrics 👋✊

  • @guuledcadami7587
    @guuledcadami7587 2 года назад +5

    Rabi ha u naxariisto marxuumka isha Allah

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +4

    Haku daalin jeedaal hooyaday uun baan ka maqli jirayee show waaba hees

  • @guuledcadami7587
    @guuledcadami7587 2 года назад +3

    Rabi naxariisto jano ha waraabiyo marxuumka isha Allah

  • @SaleebanIbraahin-tz9jx
    @SaleebanIbraahin-tz9jx Год назад +1

    AHN kuluc waa wada maah maah

  • @SaleebanIbraahin-tz9jx
    @SaleebanIbraahin-tz9jx Год назад +2

    Waa wada maah maah

  • @DaawishYou
    @DaawishYou 7 месяцев назад +2

    Fan iyo fanaanba waa kuwii hore

  • @MogeabassBakar
    @MogeabassBakar Месяц назад +1

    Alle yaa raxma

  • @KAWSARCAWIL-il5vq
    @KAWSARCAWIL-il5vq 5 месяцев назад

    Alle hawnaxaristo wlle ereyo ,laxan iyo codba isku hele

  • @axmeddahir7593
    @axmeddahir7593 Год назад +1

    Ah, waayo waayo

  • @istahilhusein4476
    @istahilhusein4476 5 месяцев назад

    Laxankii ahmed gacayte AUN

  • @z.zulthan3252
    @z.zulthan3252 4 дня назад +1

    1:38 😢

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 месяца назад

    AUN Kuluc io abwaanki heesta sameeyey io inti soo saaristeeda Kaqayb qaadatay.❤

  • @AdnanIsmail-yf5tr
    @AdnanIsmail-yf5tr Месяц назад +1

    Best ❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 4 месяца назад +1

    Lugta jeeni dhaaftaa way jabtaaye ma ogtahay iska ilaali doqoniimada

  • @MaxamedCarabey12
    @MaxamedCarabey12 5 месяцев назад

    Erayadii cabdi qeys.
    Codkii kuluc.
    Laxankii rashiid buule

  • @abdik9002
    @abdik9002 Год назад +1

    Maanta Sharma boy ayaa ku bedelay heesihii xigmad la’aan! Waa labo jiil-jiil oo kala fog!

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 7 месяцев назад +1

    Mirihii c.qeys laxankii rashiid bulo codka m.a.kuluc

  • @Maxamedcumar-mj2pg
    @Maxamedcumar-mj2pg 10 месяцев назад +3

    Wayowayo😂😂Wayowayo

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 3 месяца назад +1

    Waar ilayn anagaa wax aragnay sheekadu waxay maraysaa habar baa iska how how lee waar heelada inoo tuma uqsumu bilaahi aduun bay ku danbarsan bal aan eegno waayaha

  • @yaasiinxasan3474
    @yaasiinxasan3474 2 дня назад +1

    😮😊

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 3 месяца назад +1

    Waar dee lagu karimaayo waar dhegihii ilaahay waanshay ayuun baa waanshan bal adigu nin idhuhu casyihiin kaalay adigu si dheh

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 6 месяцев назад

    Jeedaal maxaa ladhahaa isheega 2024 soo booqday

    • @JamaXusen
      @JamaXusen 2 месяца назад

      Daymo ama eegis

  • @BÀASHEYSHARIIF
    @BÀASHEYSHARIIF 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullkeybashane8661
    @abdullkeybashane8661 2 года назад +3

    AUN 🥲🙏

  • @NaasirAxmed-m7c
    @NaasirAxmed-m7c Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @abdilaahibille8304
    @abdilaahibille8304 5 месяцев назад

    Axyaaa

  • @diiriyeabdisamed
    @diiriyeabdisamed 4 месяца назад

    ❤🎉❤

  • @Mohanmedfidhin
    @Mohanmedfidhin 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤